Magaalada Baladweyne oo laga hirgeliyay xarunta Caafimaad

0
10

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Isbbitaalka Al-Nasri oo loogu talagalay Daaweeynta Cudurada guud iyo Daryeelka Hooyada iyo Dhallaanka ayaa laga hirgeliyay xaafada Howl-wadaag laanta Suuq sare ee Magaalada Baladweyne.

Cusbitaalkaan ayaa waxaa hirgeliyay Dhallinyaro soo bartay Culuumta Caafimaadka islamarkaana kasoo baxay Jaamacadda Ku yaalo dalka.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here