Magaalada Baladweyne oo laga bilaabay Wacyigelin ku saabsan ka hortaga Maandooriyaha

0
235

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhallinyaradan oo ku nool Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobalka Hiiraan ayaa bilaabay in ay dhallinyarada kale ka wacyigeliyaan isticmaalka Maandooriyaha iyo dhibaatada ay kala kulmi karaan.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here