Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waaxda Fayadhowrka Dowlada Hoose ee Degamada Baladweyne islamarkaana ka gacan ka helaya Ururka Dhallinyarada Is Xilqaan ayaa Olole Nadaafadeed ka bilaabay Xaaafada Buundoweyn kaasi oo laga sameyn doono afarta xaafadood ee Degmada.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.