Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhallinyado oo ku nool Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan oo is xilqaamay ayaa bilaabay olole magaalada looga buufinayo cayayaanka ka dhashay biyihii ku fatahay magaalada sida kaneecanada oo saameyn ku yeelatay bulshada gaar ahaan dadka danta yar.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.