Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Degmada Baardheere ee Gobalka Gedo ayaa lagu qabtay kulan looga hadlayay dib u dhiska Buundooyinkii ka bur-buray Gobalka Gedo, Kulanka waxaa ka qeyb galay Ururada bulshada Rayidka, Odoyaasha Dhaqanka, Haween iyo Masuuliyiin kasocday Maamulka Degmada Baardheere ee Gobalka Gedo.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.