Magaaalda Kismaayo oo lagu qabtay shir Loga hadlayay Caafimaadka Maxaabiisata

0
13
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Cadaalada iyo Arimaha Dastuurka Dowlada Goboleedka Jubbaland ayaa kulan la qaatay Ururka Dhaqaatiirta Jubbaland, iyadoo kulanka ay goobjoog ahaayeen Taliyaha Ciidamada Asluubta iyo Howl-wadeenada Wasaaradda waxaana looga Caafimaadka Maxaabiisata.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here