Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiir ku xigeenka wasaaradda Owqaafta iyo arimaha islamka Dowlada federalka Somalia saalax shariif oo uu wehlinayo wasiirka Wasaaradda Owqaafta iyo arimaha diinta Dowlada goboleedka Koonfur Galbeed Somalia Nuur siidow ayaa waxay magaalada baydhabo ka daahfureen barnaamij lagu afurinayo dadka danta yar ee ku nool Magaalada Baydhabo.
Barnaamij lagu afurinayo dadka danta yar ayaa waxaa loga ogaleeyahay in la afuriyo dadka musuliimiinta ah ee aan awoodin in ay iska bixiyaan afurka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.