Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu qabtay kulan loga hadlayay maamul daadajinta degmooyinka kuwaas oo mudoyinkan logu wacigalniyay bulshada muhiimada uu leeyahay Maamul daadajinta degmooyinka.
Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.
Audio Player