Madaxweyne Ruto oo magacaabay ku xigeenkiisa cusub

0
32

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa u magacaabay wasiirka arrimaha gudaha Prof. Kithure Kindiki inuu noqday madaxweyne ku-xigeen kadib markii xubnaha Aqalka Sare ee dalka ay xilka ka qaadeen Rigathi Gachagua.

Kindiki ayaa ka mid ahaa xubnaha ugu cad-cad ee xilkan kadib markii baarlamanka ay xilka ka xayuubiyeen Gachagua.

Ruto ayaa haystay 14 maalmood inuu ku soo magacaabo ku-xigeen cusub kadib xil ka qaadistii Gachagua, baarlamankana waa inuu hadda ugu codeeyaa xulashadan 60 maalmood gudahood.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here