Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxaa maanta magalada Kismaayo lagu qabtay Munaasabad kooban oo xariga looga jarayey waddo cusub oo laga hirgaliyey duleedka magaalada Kismaayo waxaan wadadan cusub waxa ay dhax martaa garoonka aada dhinac galbeed ee magaalada Kismaayo.
Munaasabadan waxaa ka qeyb-galay Madaxweyne ku-xigeenka 1-aad ee Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guriyeynta Jubbaland, Maamulka Degmada Kismaayo xubno ka socday Hay’adaha Qaramada Midoobay.
Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.