Madaxweyne ku xigeenka Labaad ee Jubbaland oo qaabilay mas’uuliyiin ka socday DFS

0
50

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweyne kuxigeenka labaad ee Dowladda Goboleedka Jubbaland ahna kusimaha Madaxweynaha mudane Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud ayaa xarunta Madaxtooyada Jubbaland ku qaabilay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadelka Cimilada XFS Mudane Axmed Maxamed Cumar iyo xubno kale oo kasocday Hay’adda GIZ oo si weyn ula shaqeeysa Hay’adaha Dowlad Dowlada Goboleedka Jubbaland .

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here