Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa waxaa maanta laga daahfuray shirka soccdaalka sare u qaadista tabcashada Beeraha waxaan daahfuray madaxweyne ku xigeenka labaad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.