Madaxweyne ku xigeenka labaad ee Jubbaland oo guddoomiyey kulan wadatashi ah oo looga hadlayey Qorshaha hiigsiga qaranjirka 2060.

0
46

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magalada Kismaayo ayaa waxaa lagu qabtay kulan loga hadlayay Qorshaha hiigsiga qaranjirka 2060, shirka ayaa waxaa ka soo qeybgalay Madaxweyne ku xigeenka labaad ee Jubbaland , xubno katirsan Golaha wasiirada jubbaland , gudiga golaha dhaqalaha qaranka iyo marti sharaf kale.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here