Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweyne kuxigeenka Labaad ee Jubbaland Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud ayaa maanta ayaa waxuu manta dhagax dhigay dhismaha Wasaaradda arimaha gudaha Jubbaland oo dib u dayactirka lagu sameenaya
kulanka dhagax dhiga wasaradda ayaa waxaa ka qeyb ahaa wasiiro ka tirsan Jubbaland iyo iyo qaar ka mid ah agasimiyaasha wasaraddaha Jubbaland.
Adinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.