Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka labaad ee Jubbaland Mudane Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud ayaa daahfuray kulanka Is-dhexgalka iyo wacyigelinta dhalinyarada degmada Kismaayo iyo deegaanada hoos yimaada.
Iidle Aadan Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.