Madaxweyne ku xigeenka labaad ee Jubbaland oo daah-furay xarunta horumarinta Haweenka degmada Kismaayo

0
177
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-magaalada Kismaayo ayaa waxaa laga daafuray xarunta horumarinta haweenka degmada Kismaayo waxaan dhisitanka xarunta ka qeybqatay hay’ada GIZ iyo wasaradda  haweenka iyo xaquuqul insaanka Jubbaland.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here