Madaxweyne ku xigeenka koowaad Jubbaland oo soo xiray shirka seddax cisho socday

0
239

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kulankaan oo socday muddo 3 cisho ah ayaa waxaa looga hadlayay waxqabadka sanadkii tagay ee  Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Jubbaland  iyo qorshayaasha sanadka cusub Ee  2021,waxaana shirkaan ka soo qeyb galay Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Jubbaland, bahwadaagta wasaaradda caafimaadka ka tageero horumarinta adeegyada Caafimaadka, masuuliyiin ka tirsan Dowlad Goboleedka Jubbaland iyo ururada bulshada.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here