Madaxweyne ku xigeenka Koowaad ee Dowladda Jubbaland oo kulan la qatay Maamulka Gobolka Gedo

0
66
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweyne ku xigeenka Koowaad ee Dowladda Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan oo maanta shir gudoomiyay kulan ay isugu yimaadeen Maamulka Gobolka Gedo, kan degmada Doolow iyo Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Jubbaland waxuuna ugu warbixiyay safar shaqo uu ku tagay Dowlada Deegaanka Soomaalida ee Ethiopia
Madaxweyne ku-xigeenka ayaa masuuliyiin uga warbixiyay waxyaabihii ka soo baxay shir uu la qaatay Madaxweynaha Dowlada Deegaanka Soomaalida mudane Mustafe Muxumed Cagjar iyo masuuliyiinta Magaalada Godey ee uu kulumada la soo qaatay Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here