Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo maanta koormeer xarumo Wasaaradeed

0
115

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Dowladda Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta koormeer ku tegey qaar ka mid ah Wasaaradaha Jubbaland.

Wasaaradaha uu Madaxweyne ku xigeenku booqday waxaa ka mid ah Wasaaradaha Amniga, Caafimaadka, Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Dekadaha iyo Wasaaradda Cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka Jubbaland.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here