Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ciyaartoydan mataleyso dowlad Goboleedka Jubbaland Tartanka Ciyaaraha Dowlada Goboleedyada Dalka iyo Gobolka banaadir ayaa si uga muuqda diyaar garow xoogan oo ay ku doonayaa iney soo difaacdaan koobka ay soo hanteenteen snadkii 2017.
Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa ciyaartooyada mid-mid u bartay kuna dhiiri galiyey iney ay matalayaan xulka maroodiyayaasha oo si weyn loogu yaqaano ciyaarista kubada cagta.
Cawke Cali Cawil,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.