Madaxweyne ku-xigeenka  Jubaland Oo Daah-Furay Mashruuc Rashiin lagu Gaar siinaayo 10,000 oo qoys 

0
115
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Madaxweyne ku xigeenka Dowlada goboleedka Jubaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta daahfuray Deeq Raashiin gargaar ah oo  Boqortooyada Sucuudiga ugu deeqday 10,000 oo qoys oo kamid ah Dadka Abuuruhu saameeyeen ee ku dhaqan deegaanada Jubaland, qaybtii ugu horraysay deeqdan ayaa maanta loo qaybiyay 3000 oo qoys oo deegaanka Goobweyn ee magaalada Kismaayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here