Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa lagu qabtay kulan loga hadalayay halka waara waxan ka soo qeybgalay madaxweyne ku xigeenka Galmudug. ,wasaradda qarsheynta XFS iyo Qaramada Midoobey .
Kulanka ayaa waxaa intiisa badan loga hadlayay sidii dadka barkacaayasha ay guri u heli lahayeen ayna u dhexgali lahayeen bulshada Kunool Deegaanka Galmudug.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.