Kisamaayo-(Idaacadda Waamo)-Wadadan oo muhiim u ah isu socodka gaadiidka iyo dad weynaha ku nool magaalada Kismaayo aya waxaa dhismaheeda iska kaashaday maamulka Degmada kismaayo,ganacsada iyo qaar kamid ah shirkadaha waaweyn ee ka howl gala magaalada kismaayo wadadan dib u dayac tirka lagu sameeyay ayaa isku xirta dalxiiska iyo laamiga olampic.
Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.