Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Shirka ayaa waxaa soo qabanqabiyey wasaaradda arrimha gudaha faderalka iyo dib u shiishiinta dowlad goboleedka Jubbland kasoo loga hadlay arimaha dhulka ku saabsan ayaa maanta ka qabsoomay Magaalada Kismaayo.
Cabdinuur Samriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.