Madaxweyne ku-xigeenka 2-aad ee Jubbaland oo daah-furay mashruuca biyo galinta kismaayo ee shirkada Jubba

0
508

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iyadoo ay biyo la’aan ka jirto magaalada kismaayo iyo deegaanada kuvdhaw dhaw ayaa waxaa ay shirkada Jubba ay bilowday in ay magaalada kismaayo biyo galin maadama ay soo gareen biyaheeda,Mashruucan oo ay maalgashadeen ganacsato Soomaaliyeed ayaa waxaa biyaha looga so jiidayaa deegaanka haadwayne ee Galbeedka magaalada Kismaayo.

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here