Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Jubbaland oo xarigga ka jaray Maxkamadda darajada 1-aad qaybta arrimaha dhulalka

0
253
Kismaayo-(Idaacadda waamo)-Madaxweyne ku-xigeenka oo ay weheliyaan xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Jubbaland ayaa kormeer kusoo sameeyey qaybaha ay ka koobantahay Maxkamadda.
marka uu soo dhamaaday kormeerka Madaxweyne kuxigeenka waxaa kulan la qaatay Gudoonka Maxkamada sare ee Jubbaland, iyo garsoorayaasha cusub ee Maxkamadda gaar ahaana qaybta arrimaha dhulka.
iyadoo kulanka ay ka qaybgaleen Xubno ka tirsan golaha wasiirada Jubbaland iyo maamulka hay’adda dhulka Jubbaland, waxaana halkaasi lagu dhaariyey Garsoorayaasha cusub ee Maxkamada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here