Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Jubbaland oo shir guddoomiyey kulanka golaha Wasiiradda

0
263

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Shirka Golaha Wasiirada Jubbaland ayaa waxaa maanta oo Khamiis ah shir guddoomiyey Madaxweyne kuxigeenka koowaad ee Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan iyadoona uu qayb ka ahaa Madaxweyne kuxigeenka 2-aad Mudane Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud Lugadheere.

Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here