Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Madaxwayne Ku-xigeenka Koowaad ee Dowladda Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo ay weheliyaan masuuliyiin kale ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay garoonka diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdille Xasan ee magaalada Kismaayo.
Madaxwayne ku-xigeenka oo u kuurgalaya habsami u socodka shaqo ee madaarka ayaa mid mid u booqday xafiisyada garoonka ee bulshada loogu adeego.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.