Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Jubbaland oo kormeer ku tagay dhismaha Mashruuca biyo gelinta degmada Kismaayo.

0
59

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweyne ku xigeenka koowaad ee Jubbaland ahna ku simaha madaxweynaha Maxamuud Sayid Aadan oo ay wehlinayeen Wasiirka Wasaaradda Tamarka iyo Khayraadka Biyaha Jubbaland Axmed Xuseen Baraki, Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Jubbaland Maxamed Axmed Cali iyo masuuliyiin kale ayaa kormeer ay ku tagay halka uu ka socday mashruuca biya gelinta magaalada kismaayo wajigiisa labaad.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here