Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Jubbaland oo deegaanka Jannaay Cabdalle gaarsiiyey gargaar kala duwan

0
84

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweyne ku xigeenka Dowlada Jubaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan iyo wafdi uu hogaaminayo  ayaa gaaray deegaanka  Jannaa Cabdalle ee gobolka Jubada Hoose, waxaana halkaasi gaarsiiyeen gargaar kala duwan oo ka kooban cuno, daawooyin iyo agabka lagu nadiifiyo biyaha ceelasha deegaanka laga isticmaalo.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here