Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Jubaland oo dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo

0
15
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweyne ku xigeenka 1aad ee Dowladda Jubaland ahna ku simaha Madaxweynaha Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo ee Caasimada KMG ah ee Dowladda Jubaland.
Masuuliyiin katirsan golayaasha kala duwan ee Dowladda ayaa Madaxweyne ku xigeenka kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdille Xasan ee Magaalada Kismaayo.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here