Madaxweyne Deni oo maxaabiis u fidiyay cafis

0
320

Garawe-(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta wwaxa uusheegay in uu cafiyay maxaabiis u xirnayd xabsiyada kala duwan ee ku yaalla deegaannada Puntland .

Maxaabiistan oo tiradoodu ay gaarayso 200 oo ruux, ayaa waxa ay ku xirnaayeen
xabdiyada ku yaalla deegaannada uu ka arrimiyo maamulka Puntland.

Tallaabadan uu madaxweyne Deni uu ku cafiyay maxaabiistan ee maanta, ayaa waxa ay ku
soo aadaysaa xiilli ay korortay cabsida laga qabo, cudurka Coronavirus, oo uu laga helay
qaybo ka mid ah dalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here