Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi kaariye Qoorqoor, ayaa maanta si wadajir ah u Shir gudoomiyay kulan gaar ah oo wadajir ah oo ay yeesheen golaha Wasiirada Jubaland iyo Galmudug.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.