Madaxweynaha soomaliya oo shegay in dowladda qosheyneysa qaadashada macalimiin cusub

0
107

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo kaqeygalayay xaflad lagu xusayay malinta macalinka ayaa shegay in dowlada somaliye ey qorsheyneysa qadashada 10k oo macalin kuwaas oo qeeb kanoqonaya qorshaha dowlada ee hormarinta waxbarashada somaliya.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here