Madaxweynaha Soomaaliya oo Shacabka Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyey Munaasabadda Ciidda Carafo

0
126

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweyna JFS mudane Xasan Sheekh oo ugu hambalyeeyey shacabka Soomaaliyeed munaasabadda barakaysan ee Ciidda Carafo ayaa dul istaagay caqabadaha curyaamiyey nolasha dadka Soomaaliyeed oo musuq-maasuqu ugu horreeyo.

Madaxweynaha ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed ay heleyaan dowladnimo dhammeystiran, isku filnaan iyo nolol wanaagsan oo sharaf iyo karaamo leh markii la cirib-tiro musuqmaasuqa, waxa uuna wacad ku maray in dowladda ay si la mid ah Khawarijta ula diriri doonto xatooyada xoolaha dadweynaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here