Madaxweynaha Soomaaliya oo Safar Shaqo ku gaaray dalka Kenya

0
36
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa loogu soo dhaweeyey Garoonka Jomo Kenyatta ee magaalada Nayroobi halkan oo uu ku joogayo safar shaqo oo hal maalin ah.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here