Madaxweynaha Soomaaliya oo ku dhawaaqay qorshe lagula dagaalamayo musuq-maasuqa

0
131

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalay Munaasabad loogu dabaal dagayay Sannad guurada 63-aad ee ka soo wareegtay markii ay xoroobeen Gobollada Koofureed ee dalka iyo midnimadii Labada Gobol ee Waqooyi iyo Koofur. oo lagu qabtay Stadium Muqdisho ayaa sheegay in dowladiisa ay musuq maasuqa la daagaleyso.

Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo dadka soomaaliyeed ugu hambalyeey Munaasabadda 1da Luuliyo ayaa sheegay in musuq maasuqa laga dhaxlo dowlad la-aan taasi uu xil ka saranyahay madaxda dalka sidii looga hortagi lahaa.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here