Madaxweynaha Soomaaliya oo Dadka Soomaaliyeed ugu baaqay inay Midoobaan

0
29
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud  ayaa waxuu bulshada Soomaaliyeed ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan hormarinta wadaankooda iyo sidii ay   xoojin lahayeen  midnimada dhexdooda ah si loo helo midnimo Soomaaliyeed oo waarta.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here