Madaxweynaha Soomaaliya oo Daahfuray Shirka Gollaha Wadatashiga Qaranka

0
28
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Daahfuray Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee Dowladda Federaalka iyo Dowlad-Goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya, Shirka ayaa ka furmay Madaxtooyada Qaranka ee Caasimadda ee magaalada Muqdisho.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inoo diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here