Madaxweynaha Puntland oo lagu soo dhaweeyay deegaanka Jalam ee degmada Burtinle

0
29

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Saciid Abdulahi Dani iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa loogu soo dhaweeyay deegaanka Jalam ee degmada Buurtinle ee Gobolka Nugaal.

Socodkaalka uu madaxweynaha Puntaland uu ku tagey deegaanka ayaa waxay tahay u kuurgalida wax ka qabashada mashaariic hormarineed ee laga hirgalinaayo deegaankaasi.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here