Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed oo xarigga ka jaray Xarunta Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwangelinta Qaranka

0
6

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray Xarunta Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwangelinta Qaranka (NIRA) ee magaalada Baydhabo.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here