Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha dowlada goboleedka Koonfur-galbeed, Cabdicasiis Xassan Maxamed Laftagareen ayaa maanta isku shaandheyn iyo magacaabiis ku sameeyay Golaha wasiirrada ee Koon-furgalbeed.
Maamulka oo qoraalka soo saaray ayaa waxay ay warbahinta ugu warbixiyeen isku shaandheynta iyo magacaabiista uu ku sameeyay Golaha wasiirrada ee Koonfurgalbeed.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.