Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo xariga kajaray qeybtii ugu horeysay guryaha xalka waara

0
27
Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xariga ka jaray 200 oo Guri oo loo dhisay Qaar kamid ah Dadka Barakacayaasha ah ee ku nool Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay.
Munaasabadda Xaragjarka waxaa Madaxweynaha ku wehlinayey Wasiiro, Maamulka Gobolka Baay kan Degmada Baydhabo, Madax ka socotay Hay’addaha NRC,UNHABITED, Saraakiisha Amniga iyo Qeybaha kala Duwan ee Bulshada.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here