Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kormeeray xarumaha Wasaaradaha qaar

0
14

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Kormeer shaqo ku tagay Xarunta Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta Bulshada Dowladda Koonfur Galbeed.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here