Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha koonfur Galbeed Somaaliya Cabdi Casiis Xasan Maxamad Lafta gareen ayaa Dhagax dhigay Terminalka Garoonka Diyaaradaha magaalada Baydhabo ee xarunta Gabalka Bay oo si casri ah loo dhisayo.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.