Madaxweynaha Koonfur-Galbeed oo Dhagax dhigay Mashruuc Silig loogu Wareejinayo Garoonka Diyaaradaha Baydhabo

0
30

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Dhagax dhigay Mashruuc Silig loogu Wareejinayo Garoonka Diyaaradaha Dr Shaati-Gaduud ee Magaalada Baydhabo si loo ilaaliyo bad qabka Diyaaradaha Isticmaala Garoonka.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here