Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo Dhagax-Dhigay Dhismaha Wasaaradaha Amniga iyo Cadaaladda Koonfur-Galbeed

0
41

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Dhagax-Dhigay Dhismaha Wasaaradaha Amniga iyo Cadaaladda.

Munaasabada Dhagax-Dhiga waxaa Madaxweynaha ku Wehlinayey Wasiirka Amniga, Wasiirka Cadaalada, Wasiirka Howlaha guud, Wasiirka Warfaafinta, Gudoomiyaha Degmada Baydhabo, Agaasimaha Madaxtooyada iyo Saraakiisha Hay’addaha Amniga ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here