Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Daahfurey Jaamacada ay yeelaan doononta Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed oo si Bilaash ah ay wax ku Baranayaan Bahda Jacayl Waxbarashada ee ku nool Guud ahaan Deeganada Koonfur Galbeed.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.