Madaxweynaha Koonfur-galbeed oo daahfuray mashruuca Iftiiminta Baydhabo

0
12

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Daahfurey Mashruuca Iftiiminta Xaafada Barwaaqo ee magaalada Baydhabo oo Hirgelintiisa ay iska kaashanayaa Koonfur Galbeed iyo Dowladda Ingiriiska.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here