Madaxweynaha koonfur Galbeed oo daah-furay Shirka Guddoomiyaasha Degmooyinka iyo Goboladda Koonfur Galbeed

0
63
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxwaynaha dowlad goboledka Koonfur galbeed Soomaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka baay ka daah furay shirka Gudoomiyayaasha degmooyinka iyo gobolada koonfur galbeed .
Shirkaan oo socondoona mudo afar cisho ayaa waxaa ka qayb galay Masuuliyiin ka tirsan labada gole ee dowlad goboledka koonfur galbeed iyo marti sharaf kale .
Wasiirka Wasaaradda Arimaha gudha Koonfur galbeed Cabdulahi Xaaji Xasan ayaa faah faahin ka bixiyay muhiimada shirkaan.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here